Xubnaha Aqalka Sare oo cod u qaaday xeerka dalka looga mamnuucay Shirkadda DP World

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xaruntooda Magaalada Muqdisho, iyagoo ka dooday xeerka dalka looga mamnuucay shirkadda DP World. Buuq iyo sawaxan dhaliyay in lagu kala dareero ayaa shalay hareeyey kulanka Aqalka Sare kadib markii la isku khilaafay dooda qodobkan oo aragtyo aad u kala fog laga bixiyey. Ka dib … Continue reading Xubnaha Aqalka Sare oo cod u qaaday xeerka dalka looga mamnuucay Shirkadda DP World